![]()
Tafsiirka Suurada Cabasa--- Cabasa --- (Sh. Cumar Faaruuq)
:
|
Radio
Benadir
Ayaha
Nolosha
|
Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo u socoto booqashadii uu ku marayey gobolka Saaxil Weftiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Caawa Dib Ugu Soo Laabtay Caynabo Madaxweyne Rayaale Oo Cafis Gaar Ah U Fidiyey 523 Maxbuus Khudbadii Madaxweyne Rayaale Ee Fagaaraha Khayriyada Shalay 18-Kii May
Halyeyga Siyaasada Qarnigii Tagay
Halyeyga Siyaasada Qarnigii Tagay Qeybtii 2aad Madaxweyne J.Somaliland Mud:Daahir Rayaale Kaahin oo dhagax dhigay Madaxweyne J.Somaliland Mud:Daahir Rayaale Kaahin oo dhagax dhigay dhismaha Bakhaarada Kaydka Warshada DaqiiqdaLaashkii U Horeeyay Ee Somaliland Lagu Sameeyo Laashkii U Horeeyay Ee Somaliland Lagu Sameeyo Oo Munaasibad Lagu Soo BandhigayMaayarka Berbera ee dhowaan xilka la wareegay Cabdi Jaamac Ducaale (Cabdi-Musbaar) Maayarka Berbera ee dhowaan xilka la wareegay Cabdi Jaamac Ducaale (Cabdi-Musbaar)abaaray hagaajinta bilicda magaalada iyo dib u dhiska meelaha danta ee dayacan, Qiimaha Sarrifka Lacagaha Qallaad, Dahabka Iyo Badeecadaha Suuqa Hargeysa Qiimaha sarafika magalada maanta,Khamiis February
26, 2004 Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in shirkii Ergada guud ee dib u heshiisiinta Soomaalida oo shalay shir ku yeeshaan xerada Mbagathi ay si buuxda ugu ansixiyeen axdiga cusub
Wasiirka warfaafinta maamul goboleedka Puntland Md. C/kariin Cali Mahdi (Suldaan) ayaa noqday wasiirkii ugu horeeyay ee lagu fuliyo amar uu soo rogay madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Col. C/llaahi Yuusuf
Wasiirka
Waxbarashada Mamul gobaleedka C/llahi Yusus oo Somaliland u soo talaabay(Isku
dhiibay) Waxa uu wasiirka Daakhiliga Somaliland, Ismaciil
Aadan uu war saxafadeed ku sheegay maanta in Wasiirka Waxbarashada Mamul
gobaleedka C/llahi Yusus, Xassan Moxamed Dhilood
Dr. Cali khaliif Galeyr oo issimada Sool u sheegay
sida ay isaga la tahay in lagu xaliyo arrinta gobolka Sool Markaan
Akhriyey ka dib waxaan ogaaday inay tahay Diinta saxda ah
Sumayah waxay tiri "markaan akhriyey ka
dib waxaan ogaaday inay tahay Diinta saxda ah"(Waa gabar Sirilaanka ah oo Muslintay).
Xashiishadii ugu badnayd ee Lagu qabto Magaalada Boosaaso Xashiishadii ugu badnayd ee Lagu qabto Magaalada Boosaaso.
Madaxii dhaqaatiirta isbitaalka SomRush oo xalay Muqdisho ku Muslimay
U.S. wary of Iranian influence in Iraq
Mid East:UAE deports over 97,000 foreigners in three years
Wasiirka waxbarashada JSL oo ka hadlay mushaharka macalimiinta G Sool
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo Balaadhinaya Baahinta Idaacada Radio Hargeysa.
Explosion in Afghanistan Kills 7 U.S. Soldiers and Injures 3
Seven American soldiers in Afghanistan were killed and three were injured in an explosion today in one of the single most-deadly incidents involving American forces there, the United States Central Command said.
Kooxda Xuseen
Caydiid Oo Kaligood U Dabaaldegay Xukun Ka Tuursitii Siyaad Bare
ABIDJAN,
23 Jan 2004 (IRIN) - A further 18,000 Sudanese refugees flooded into
eastern Chad over the past week Isgoyska Maanabooliyo & xaafada Siigaale oo ay maanta ka dhaceen dagaalo soo noq noqday oo u dhaxeeyay iyo warar kale Saaxil Online: Saaka ayaa waxa uu dagaal qaraar ku dhex maray maleeshiyooyin beeleed xaafada Maanabooliyo ee degmada Shibis, waxaana iska-hor-imaadkaasi la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan uu daba joogay iska-hor-imaad shalay ka dhacay oo ay ku geeriyoodeen 2 qofood 3 kalena ay ku dhaawacmeen iska hor-imaadkaas. Axmed cabdi Xaabsade oo
dib ugu soo noqday puntland kadib markii safar qarsoodi ah uu ku tegey
Wadanka Itoobiya Dagaal labo beelood ku
dhexmaray Gobalka Wardheer (Ogaden & Majeerteen). Waxaa kale oo ay
dagaalo qabiileed kasocdaan duleedka Dhagaxbour (Ogaden & Abaskuul).
DAWLADDA ITOOBIYA OO
CABDILLAAHI YUUSUF KA DALBATAY INUU KA BAXO XUDUUDAHA SOMALILAND.
Blast injures six on Djibouti
train, Six passengers were injured on Sunday by a "criminal" explosion on
a train travelling between Djibouti and Ethiopia JIBOUTI: Six
passengers were injured on Sunday by a "criminal" explosion on a train
travelling between Djibouti and Ethiopia , . Xiriir hoose oo dhexmaray
Puntland iyo Soomaliland iyo dibecsanaan ka muuqata maamulka C/laahi Yusuf
Saaxil online Warar naga soo gaaray illo xog ogaal ah oo kamid ah
maamulka Puntland ayaa sheegay in ay jiraan waan waan si hoose looga
dhexwado maamulada Puntland iyo Soomaaliland. Taliska
Cabdillahi Yuusuf oo qaadhaan ka yaboohsaday xawaaladaha Soomaalida ee
Imaaraadka Carabta DAGAALADII UGU DAMBEEYAY
EE MUJAAHIDIINTA S/GALBEED Waxay Mujaahidiinta ka hawlgala gobolka
Qabridahare weerar kadis ah ku qaadeen koox ka tirsan ciidanka cadawga
90 arday oo isugu jira
wiilal iyo gabdho ayaa ka qalin jebiyey dugsiga farsamada gacanta ee
magaalada Hargeysa
Dugsiga Saaxil Oo Ku
Guulaystay Tartanka Ciyaaraha Fudud Ee Dugsiyada H/Dhexe Ee Gobolka Saaxil
Gogol Fariisigii ugu Horreeyey ee Dhex Maray Beelahii la Hayb Sooci Jirey iyo Leelkase. C/Raxman Shiikh "Abu Turaabi" oo Ka Run Sheegay Ballan Qaadkiisii, iyo Gabdhihii oo Laga Guddoomey | Minneapolis, MN, USA | Jan 3, 2003 Garaad Khaliif Garaad Jaamac “Max’ed Cabdi Xaashi & Xaabsade shaqo kuma laha Sool,waxaana dega niman la yiraa Max’uud Garaad Muqdisho . Garaad Khaliif Garaad Jaamac oo ka mid ah odayaasha dhaqanka beelaha Dhulbahante ayuu kaga hadlay garaadku xaaladaha ka taagan gobolada Sool & Sanaag & cabsida laga qabo dagaalo halkaasi ku dhexmara maamulada Somaliland & Puntland. Go'aamo ka soo baxay beesha Maxamuud harti (Warsangeli) oo ku soo laabatay maamulada Puntland Kadib markii ay ka maqnaayeen beesha maxamuud harti (warsangali) mudo toban cisho ah xafiisyada puntland gabi ahaantood taas oo ay kadanbeysay markii madaxwayne kuxigeenka ahna sii haya xilka madaxwaynaha uu kaqaaday jagayooyinkoodii labo nin oo ka soo jeeda beesha Maxamuud harti (warsangali) . Dhibaatooyinka ka taagan Dalka iyo sida loo daaweyn karo Mowduucan oo maanta aan bilaabayo waxaan ka hadli doonaa Mashaakilka dalka taagan. Japan and E.U. Threaten U.S. on Import Sanctions A day after the World Trade Organization ruled that American steel tariffs are illegal, Japan and the European Union threatened the United States today with billions of dollars' worth of sanctions. China and South Korea threatened similar action if Washington retained the tariffs on imported steel. Taariikh nololeedkii Cabdiraxman Tuur oo geeriyoodey Cabdiraxman Axmed Cali oo loo yaqaaney Cabdiraxman Tuur ahaana siyaasi weyn oo Soomaaliyeed, jagooyin badanna ka soo qabtey Soomaaliya iyo Somaliland ayaa bsihan November 8dii ku geeriyoodey magaalada London. Qaxootiga Bilaa baasaaboorka ku soo gala UK oo la xidhi doono London (saaxil)- Dadka magan galyo doonka ah ee bilaa baasaaboorka iska dhiiba Britan ayaa la xidhi doonaa. Sida uu sheegay wasiirka arrimaha guddaha ee dalkan Boqortooyada Ingiriirku Mr David Blunkett ruux kasta oo qaxootinimo ka raadsanaya dalkan waxa laga rabaa inuu sito dokumantigii uu dalkan ku soo galay, haddii aanu sidana waxa la xidhi doonaa laba mud... Xabad joojin maanta la kala dhexdhigay beelaha Sacad & Saleemaan ; Xabad joojin maanta la kala dhexdhigay beelaha Sacad & Saleemaan oo galabnimadii Jimcihii ku dagaalay Koofurta Gaalkacyo Madaxweyne Rayaale Oo Dilalkii Ajnebiga Ku Tilmaamay Aragixiso Nooc Cusub Ah;Madaxweyne Rayaale Oo Dilalkii Ajnebiga Ku Tilmaamay Aragixiso Nooc Cusub Ah; Hadal Dheer Oo Uu Dadweynaha U Mariyey Warbaahinta
|
BBC waqtigey soogasho |
|
Ciidamada Haddii aan la daryeelin nabadgelyada sugi kari maayaan Guddi-hoosaadka Arrimaha Bulshada ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa dawladda u soo jeediyey in kor loo qaado adeegyada bulshada, |