Tafsiirka Suurada Cabasa--- Cabasa --- (Sh. Cumar Faaruuq)

:

Radio Hargeisa

Somaliland Tv

Radio Hadhwanaag

Radio Benadir
Radio Dalmar Holland
Somali Radio Sweden

Radio Golis

Focus On Africa
Sagal S. Radio


RADIYOW MA QALOOCSHE

 

 

Abuuritaanka Nebi Aadan iyo Jinka
Guurkii Dhexmaray Jinka iyo Insiga
Madaxii dhaqaatiirta isbitaalka SomRush oo xalay Muqdisho ku Muslimay
Peter Vvesting oo 44 jir ah, soona islaamay muddo hadda laga joogo 11sanno.
.
Xulkii Gobalka Waqooyi - Galbeed ee Kubada Cagta sanadkii 1987 kii.
Weather Cimilada Somaliland

 

 


 

Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo u socoto booqashadii uu ku marayey gobolka Saaxil

Madaxweyne Xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf yaasiin ayaa booqosho rasmi ah oo uu ku joogo magalada Berbera

Weftiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Caawa Dib Ugu Soo Laabtay Caynabo

Weftiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Caawa Dib Ugu Soo Laabtay Caynabo Markii Ay Soo Booqdeen Ciidanka Yagoori

Madaxweyne Rayaale Oo Cafis Gaar Ah U Fidiyey 523 Maxbuus

Madaxweyne Rayaale Oo Cafis Gaar Ah U Fidiyey 523 Maxbuus Oo Ku Jirey Jeelasha Dalka

Khudbadii Madaxweyne Rayaale Ee Fagaaraha Khayriyada Shalay 18-Kii May

Hargeysa, May 19, 2004 (Haatuf) – Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa shalay fagaaraha Khayriyadda Hargeysa

Halyeyga Siyaasada Qarnigii Tagay

Halyeyga Siyaasada Qarnigii Tagay ee Geeska Afrika-Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal

Halyeyga Siyaasada Qarnigii Tagay Qeybtii 2aad

Halyeyga Siyaasada Qarnigii Tagay ee Geeska Afrika-Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal

Madaxweyne J.Somaliland Mud:Daahir Rayaale Kaahin oo dhagax dhigay

Madaxweyne J.Somaliland Mud:Daahir Rayaale Kaahin oo dhagax dhigay dhismaha Bakhaarada Kaydka Warshada Daqiiqda

Laashkii U Horeeyay Ee Somaliland Lagu Sameeyo

Laashkii U Horeeyay Ee Somaliland Lagu Sameeyo Oo Munaasibad Lagu Soo Bandhigay

Maayarka Berbera ee dhowaan xilka la wareegay Cabdi Jaamac Ducaale (Cabdi-Musbaar)

Maayarka Berbera ee dhowaan xilka la wareegay Cabdi Jaamac Ducaale (Cabdi-Musbaar)abaaray hagaajinta bilicda magaalada iyo dib u dhiska meelaha danta ee dayacan,

Qiimaha Sarrifka Lacagaha Qallaad, Dahabka Iyo Badeecadaha Suuqa Hargeysa

Qiimaha sarafika magalada maanta,Khamiis February 26, 2004

Ergooyinka shirka dib u heshiisiinta oo si buuxda u ansixiyaya axdiga cusub iyo heshiiskii ay gaareen Hoggaamiyayaasha Soomaalida

Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in shirkii Ergada guud ee dib u heshiisiinta Soomaalida oo shalay shir ku yeeshaan xerada Mbagathi ay si buuxda ugu ansixiyeen axdiga cusub

Amar lagu soo rogay madaxda ka Sool iyo Sanaag bari inay socdaalin "oo lagu qaaday mid ka mid ah wasiirrada maamulka Puntland"

Wasiirka warfaafinta maamul goboleedka Puntland Md. C/kariin Cali Mahdi (Suldaan) ayaa noqday wasiirkii ugu horeeyay ee lagu fuliyo amar uu soo rogay madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Col. C/llaahi Yuusuf

Wasiirka Waxbarashada Mamul gobaleedka C/llahi Yusus oo Somaliland u soo talaabay(Isku dhiibay)

Waxa uu wasiirka Daakhiliga Somaliland, Ismaciil Aadan uu war saxafadeed ku sheegay maanta in Wasiirka Waxbarashada Mamul gobaleedka C/llahi Yusus, Xassan Moxamed Dhilood

Dr. Cali khaliif Galeyr oo issimada Sool u sheegay sida ay isaga la tahay in lagu xaliyo arrinta gobolka Sool

Dr. Cali khaliif Galeyr oo issimada Sool u sheegay sida ay isaga la tahay in lagu xaliyo arrinta gobolka Sool

Markaan Akhriyey ka dib waxaan ogaaday inay tahay Diinta saxda ah

Sumayah waxay tiri "markaan akhriyey ka dib waxaan ogaaday inay tahay Diinta saxda ah"(Waa gabar Sirilaanka ah oo Muslintay).

Waraysi kooban oo aanu la yeelanay Cismaan Jamac Cali ( Kaluun)

Waraysi kooban oo aanu la yeelanay Cismaan Jamac Cali ( Kaluun) oo hada ku sugan dalka Ingriiska gaar ahaan magaalada London.

Xashiishadii ugu badnayd ee Lagu qabto Magaalada Boosaaso Xashiishadii ugu badnayd ee Lagu qabto Magaalada Boosaaso.

Boqor C/laahi Sanaag Iyo Sool Maamulku Waa Puntland Deegaankuse Waa Somaliland

Boqor C/laahi; Sanaag Iyo Sool Maamulku Waa Puntland Deegaankuse Waa Somaliland

Madaxii dhaqaatiirta isbitaalka SomRush oo xalay Muqdisho ku Muslimay
Saaxil Online:- Madaxii dhaqaatiirta isbitaalka SomRush oo xalay Muqdisho ku Muslimay & wareysi aanu la yeelanay dhaqtarkaasi Muqdisho

U.S. wary of Iranian influence in Iraq
Saaxil Online:-U.S. wary of Iranian influence in Iraq .

Mid East:UAE deports over 97,000 foreigners in three years
Saaxil Online:-The UAE has deported more than 97,000 foreigners

Wasiirka waxbarashada JSL oo ka hadlay mushaharka macalimiinta G Sool
Saaxil Online:-Degmooyinka gobolka Sool oo ay ka mid yihiin Laascaanood, Taleex, Xuddun, Boocane, Yagoori iyo degmada Caynabo dhammaanba waxay leeyihiin dugsiyo waxbarasho oo shaqeeya.

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo Balaadhinaya Baahinta Idaacada Radio Hargeysa.
Saaxil Online:-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Mudane C/Laahi Maxamed Ducaale ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer,

Explosion in Afghanistan Kills 7 U.S. Soldiers and Injures 3 Seven American soldiers in Afghanistan were killed and three were injured in an explosion today in one of the single most-deadly incidents involving American forces there, the United States Central Command said.

Kooxda Xuseen Caydiid Oo Kaligood U Dabaaldegay Xukun Ka Tuursitii Siyaad Bare
Saaxil Online:- Waxa maanta ka dhacay xarunta Xuseen Maxamad Caydiid ee Villa soomaaliaya dabaaldeg lagu sheegay in lagu xusayo sanadguuradii kasoo wareegtay riditaankii maamulkii milleteriga ahaa ee dalka xakumayay muddo ka badan 20 sano.

No WMD found in Iraq Former UN weapons inspector replaces David Kay who failed to find prime rationale for US-led war on Iraq

Former UN weapons inspector replaces David Kay who failed to find prime rationale for US-led war on Iraq.

ABIDJAN, 23 Jan 2004 (IRIN) - A further 18,000 Sudanese refugees flooded into eastern Chad over the past week
A further 18,000 Sudanese refugees flooded into eastern Chad over the past week following further heavy fighting in Sudan's western Darfur region, the UN refugee agency UNHCR said on Friday.

Isgoyska Maanabooliyo & xaafada Siigaale oo ay maanta ka dhaceen dagaalo soo noq noqday oo u dhaxeeyay iyo warar kale
Saaxil Online: Saaka ayaa waxa uu dagaal qaraar ku dhex maray maleeshiyooyin beeleed xaafada Maanabooliyo ee degmada Shibis, waxaana iska-hor-imaadkaasi la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan uu daba joogay iska-hor-imaad shalay ka dhacay oo ay ku geeriyoodeen 2 qofood 3 kalena ay ku dhaawacmeen iska hor-imaadkaas.

Axmed cabdi Xaabsade oo dib ugu soo noqday puntland kadib markii safar qarsoodi ah uu ku tegey Wadanka Itoobiya
Saaxil online: Axmed cabdi Xaabsade oo dib ugu soo noqday puntland kadib markii safar qarsoodi ah uu ku tegey Wadanka Itoobiya Wasiirka gudaha ee maamul goboleedka Puntland .

Dagaal labo beelood ku dhexmaray Gobalka Wardheer (Ogaden & Majeerteen). Waxaa kale oo ay dagaalo qabiileed kasocdaan duleedka Dhagaxbour (Ogaden & Abaskuul).
Saaxil online: Dagaaladani waxay salka ku hayaan, Sababihii Lagu eryay, Abdureshid Duleni, Madaxwaynihii Somali Zone, kadib markii uu colaadahan saldhigeeda lahaa.

DAWLADDA ITOOBIYA OO CABDILLAAHI YUUSUF KA DALBATAY INUU KA BAXO XUDUUDAHA SOMALILAND.
Saaxil online:Dawladda Itoobiya ayaa Madaxweynaha Maamul Majeerteeniya Cabdillaahi Yuusuf, ka dalbatay inuu ka baxo Xuduudaha Somaliland ee ku soo xad gudbay.

Blast injures six on Djibouti train, Six passengers were injured on Sunday by a "criminal" explosion on a train travelling between Djibouti and Ethiopia JIBOUTI: Six passengers were injured on Sunday by a "criminal" explosion on a train travelling between Djibouti and Ethiopia , .

Xiriir hoose oo dhexmaray Puntland iyo Soomaliland iyo dibecsanaan ka muuqata maamulka C/laahi Yusuf Saaxil online
Warar naga soo gaaray illo xog ogaal ah oo kamid ah maamulka Puntland ayaa sheegay in ay jiraan waan waan si hoose looga dhexwado maamulada Puntland iyo Soomaaliland.

Taliska Cabdillahi Yuusuf oo qaadhaan ka yaboohsaday xawaaladaha Soomaalida ee Imaaraadka Carabta

Taliska Cabdillahi Yuusuf oo qaadhaan ka yaboohsaday xawaaladaha Soomaalida ee Imaaraadka Carabta.

DAGAALADII UGU DAMBEEYAY EE MUJAAHIDIINTA S/GALBEED
Waxay Mujaahidiinta ka hawlgala gobolka Qabridahare weerar kadis ah ku qaadeen koox ka tirsan ciidanka cadawga

90 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa ka qalin jebiyey dugsiga farsamada gacanta ee magaalada Hargeysa

kuwaas oo baranayey xirfado kala duwan oo ay ka mid yihiin farsamada biyo gelinta, xoghaynta, dhismaha iyo maamulka iyo maareynta.

WareysiMahamed Haaji Aadan oo Sheegay in ay Puntland Burburtay oo ay SSDF Dhisteen http://hornafrik.com/Audio/aadan.ram

Dugsiga Saaxil Oo Ku Guulaystay Tartanka Ciyaaraha Fudud Ee Dugsiyada H/Dhexe Ee Gobolka Saaxil
Berbera (saaxil) – Dusiga Hoose/Dhexe ee Saaxil ayaa ku guulaystay kaalinta koowaad ee tartanka ciyaaraha fudud ee dugsiyada hoose/dhexe ee gobolka Saaxil Jimcihii (January 2, 2003).

Gogol Fariisigii ugu Horreeyey ee Dhex Maray Beelahii la Hayb Sooci Jirey iyo Leelkase.
C/Raxman Shiikh "Abu Turaabi" oo Ka Run Sheegay Ballan Qaadkiisii, iyo Gabdhihii oo Laga Guddoomey | Minneapolis, MN, USA | Jan 3, 2003

Garaad Khaliif Garaad Jaamac “Max’ed Cabdi Xaashi & Xaabsade shaqo kuma laha Sool,waxaana dega niman la yiraa Max’uud Garaad Muqdisho . Garaad Khaliif Garaad Jaamac oo ka mid ah odayaasha dhaqanka beelaha Dhulbahante ayuu kaga hadlay garaadku xaaladaha ka taagan gobolada Sool & Sanaag & cabsida laga qabo dagaalo halkaasi ku dhexmara maamulada Somaliland & Puntland.

Go'aamo ka soo baxay beesha Maxamuud harti (Warsangeli) oo ku soo laabatay maamulada Puntland Kadib markii ay ka maqnaayeen beesha maxamuud harti (warsangali) mudo toban cisho ah xafiisyada puntland gabi ahaantood taas oo ay kadanbeysay markii madaxwayne kuxigeenka ahna sii haya xilka madaxwaynaha uu kaqaaday jagayooyinkoodii labo nin oo ka soo jeeda beesha Maxamuud harti (warsangali) .

Dhibaatooyinka ka taagan Dalka iyo sida loo daaweyn karo Mowduucan oo maanta aan bilaabayo waxaan ka hadli doonaa Mashaakilka dalka taagan.

Japan and E.U. Threaten U.S. on Import Sanctions
A day after the World Trade Organization ruled that American steel tariffs are illegal, Japan and the European Union threatened the United States today with billions of dollars' worth of sanctions. China and South Korea threatened similar action if Washington retained the tariffs on imported steel.

Taariikh nololeedkii Cabdiraxman Tuur oo geeriyoodey
Cabdiraxman Axmed Cali oo loo yaqaaney Cabdiraxman Tuur ahaana siyaasi weyn oo Soomaaliyeed, jagooyin badanna ka soo qabtey Soomaaliya iyo Somaliland ayaa bsihan November 8dii ku geeriyoodey magaalada London.

Qaxootiga Bilaa baasaaboorka ku soo gala UK oo la xidhi doono
London (saaxil)- Dadka magan galyo doonka ah ee bilaa baasaaboorka iska dhiiba Britan ayaa la xidhi doonaa. Sida uu sheegay wasiirka arrimaha guddaha ee dalkan Boqortooyada Ingiriirku Mr David Blunkett ruux kasta oo qaxootinimo ka raadsanaya dalkan waxa laga rabaa inuu sito dokumantigii uu dalkan ku soo galay, haddii aanu sidana waxa la xidhi doonaa laba mud...

Xabad joojin maanta la kala dhexdhigay beelaha Sacad & Saleemaan ; Xabad joojin maanta la kala dhexdhigay beelaha Sacad & Saleemaan oo galabnimadii Jimcihii ku dagaalay Koofurta Gaalkacyo

Madaxweyne Rayaale Oo Dilalkii Ajnebiga Ku Tilmaamay Aragixiso Nooc Cusub Ah;
Madaxweyne Rayaale Oo Dilalkii Ajnebiga Ku Tilmaamay Aragixiso Nooc Cusub Ah; Hadal Dheer Oo Uu Dadweynaha U Mariyey Warbaahinta

Imaamka Xaramka Maka Oo Khudbad U Jeediyay Soomaalida London Deggan
Imaamka masaajidka Islaamka ugu wayn ee Xaramal Shariifayn ee ku yaal xarunta muslinka ee Makka Sheekh Cabdiraxman Suudays ayaa Somalida kala hadlay masaajidka Somalidu ku tukato ee Alhuda Huda Cultural Centre oo ku yaal xaafadda Somalidu degto ee bariga London.
Woqooyiga Nigeria oo looga dhaqmayo Shareecada Islaamka Dowladda gobolka KANU ee woqooyiga Nigeria ayaa soo rogtey in gabdhaha Muslimiinta ee ku jira dugsiyada dowladdu ay xirtaan dharka ay Muslimiintu dhaqanka u leeyihiin

BBC waqtigey soogasho
Duhurnimo 2:00
Casarnimo 05:00
Fiidnimo 09:00


Saaxil.net
Awdalnews
Togdheer

Somalilandnet
Somalilandnews
Somalilandforum

Buuhoodle
Hadhwanaagnews
Somaligalbeed

Hiiraan
Dayniile


Banaadir
Allpuntland
Puntlandpost
Burtinle

S. Peace Process
Somalitalk
Somali Weyn
Wadani.com

Online free Education

 

C/qaasim Oo Ka Warbixiyay Wixii Ay Kala Kulmeen Shirka Dalalka Islaamka Ee Malaysia (Hornafrik)i



Sawirka Madaxweynaha Somaliland iyo Djibouti

Sawirka 2aad Madaxweynaha Somaliland iyo djibouti

Sawirka Madaxweynaha Sland iyo Senegal

Sawirka 2aad Madaxweynaha Sland iyo Senegal

 

 

 



Islamic Links 

Maktab Al-huda

Islamway
Islam City

Ibnothaimeen
Qaradawi
Binbaz

Prayer Times For 5 Million Cities Worldwide Haddaad dooneyso Edaanka halkan ka duubo(download)

 

Listen & Read Quran
Benadir_Islam AFLAX.NET
ISLAM TOMORROW
Iimaam Shaafici
Boqolsoon

Khalid Bin Walid
Islam World
La Soco Tafsiirka
http://www.islamworld.net/ Ottawa Muslims
Maktabatu Al-Hudda
Islamic City
MSA
IVIEWS.COM
Learn about Islam

 

 



 

 





Ciidamada Haddii aan la daryeelin nabadgelyada sugi kari maayaan

Guddi-hoosaadka Arrimaha Bulshada ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa dawladda u soo jeediyey in kor loo qaado adeegyada bulshada,

Hosted by www.Geocities.ws



Hosted by www.Geocities.ws

1