Taariikhda Maanta (Miilaadi) :
Guji oo dhageyso warka aad dooneyso ee raadiyaha BBC Laanta Af Soomaaliga 
 Afeef: Sawirka sare oo ah Daarta BBC-da iyo qaar ka mid ah shaqaalaha laanta Soomaliga waxaan ka soo ergaday farshaxan.com
Warka 5-ta Galabnimo
ama
FIIRO GAAR AH: Sida aannu dhammaanteen ogsoonnahay raadiyaha BBC ee dowladda Ingiriiska wuxuu in muddo ah Soomaalida qaarkeed u noqday idaacad ay si joogto ah u dhageystaan. Waxaa ayaandarro weyn ah--kuwa dhageysta iyo kuwa aan dhageysanba--inay mar walba is weydiiyaan "Maxay BBC maanta sheegtay?!." Haddaba walaal adigu arrintaas ka digtoonow oo marna ha rumeysan wax kasta oo aad ka dhageysato BBC ama idaacadaha kale ee reer galbeedka. Sida aad adiguba la socoto dowladaha reer galbeedka ee sheegta xornimada saxaafadda waxay u midoobeen waa burburinta Islaamka, sababtoo ah waxay ka xun yihiin nolosha Rabbaaniga ah ee Islaamka iyo shareecada Eebbe; ma ay rabaan inay ka hadlaan arrimaha fusuqa, xasaasiga iyo xaqiiqada ah ee ay dalalkoodu ku sugan yihiin. |
Intaas waxaa sii dheer warbaahinta reer galbeedka waxaa ka dambeysa ujeeddooyin kale oo aad u waaweyn oo ay ka mid yihiin: in afafkooda iyo dhaqammadooda la qaato, in wararkooda la rumeysto lana baahiyo iyada oo la isticmaalayo isla kalmadaha eray-bixinta ah ee ay iyagu sameystaan, iyo inay ugu dambeyn dhaqanrogaan bulshooyinka kale ee dunida. Kolkaas sida ay iyagu qabaan waxaa u suuraggaleysa inay ummadaha kale ka saramaraan. "Xusuusnow: Been-Been Sii--af Soomaali walaa af kale--u dhageyso inaad iska ogaato beenta ay baahinayaan oo keliya. Hase ahaatee, fadlan, marna akhbaartooda ha ku dhex-faafin bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan inta ka fayow cudurka qabiilka ah ee colaadda ku saleysan. Wararka BBC-da Laanta Af Soomaaliga waa sidii qori dab leh oo buul lagu dhex tuuray, sababtoo ah idaacaddu waxa kaliya ee ay warfaafin, dhego, iyo indho u tahay dagaal-oogeyaasha duullaanka isku ah. Dhan kale ee xagga kufaarta, Nacalatullaah wixii Islaamka neceb!. Sidaad la socoto Ilaahay wuxuu Quraanka noogu sheegay in qoomkii Islaam-nacayb isubahaysta uu cirib-dambeedkoodu yahay Jahannama, Jaxiima iyo Saciira; laakiin nasiibxumo Munaafiqiinta ayaa iyagu kufaarta ka sii daran, waayo iyagu waxa ay ku dambeyn doonaan naarta naaraha uga hooseeya. A l l a h u m m a n n a j e y n a a."
|
Guji halkan si aad u dhageysato heeso xul ah.
- Boggan waxaa la diyaariyey: 10-kii Safar, 1423 Taariikhda Islaamka (Hijri), ama Abriil 23, 2002. Saacadda Africada Bari: bacdal-maqrib ama 7:22 fiidnimo -
Free Prayer-Call Software in your PC, customizable to any city
La soo deg oo kambuyuutarkaaga gasho Barnaamijka Aadaanka Salaadda
Salaad Schedule for over 5 million cities around the whole world
- "Fact of the Day"
|
- "Thought of the Day"
|
- "Quote of the Day"
|
(Af Ingiriis Keliya) Today's Quotes & World's Current Main News from Western Source, respectively:
© 2002 - 2005 - Moha, [email protected]
More News
|