Heeso Xul ah
Maryooley oo dhan waan idin salaamay meel kastoo aad joogtaanba.
Guji magaca heesta aad rabto inaad dhageysato (Tabbeelaha hoose dhankiisa bidixe), dabadeedna ... lay-lay, lay-laay lay-lay lalalala caawa-lay, ... waa iska taqaan nooh, lol, ... dheereyso barnaamijka aad kambuyuutarka wax uga dhageysato (Real Player iwm.).
Waa heeso xul ah, Qaraami, Waddani iyo Casri. Waxaan ka soo ururiyey meelo badan oo ah shabakad Maryooley, laakiin ujeeddada waa in fanka, hiddahaba iyo dhaqanka Soomaaliyeed la ogaado oo aan gaar ahaan afka hooyo marna laga tagin.
FIIRO GAAR AH: Heesaha weli qaar baan diyaar ahayn, taasna waa xag farsamo oo ka jirta meelaha (kambuyuutarrada server ka ah) ee aan ka soo ergaday; nasiib wanaag badi heesaha intooda badan waa dhag-dhag iyo kuwo loo suul-dhabaaleeyo.
- DIGNIIN - Fadlan in badan ha dhageysan, ogow waa heeso wuxu ee ma aha wax aad "ajar iyo xasanaad" ka heleyso; keliya uun ka xulo hees waddani, jacayl iwm. oo aad ka maarmi weyday. Xusuus iyo waayo-waayo ka dib, isaga carrow oo ha ku dheeraan ...
- m. aden, waa soo bandhigaha oo ku leh walaalayaal Maryooleey talada ha seegina. "Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola." - Towbadda Allaha na waafajiyo dhammaanteen.

Warsan   Aamina Feer
I tali ii tali - Aniga iitali   Xasan Diiriye Faarax& Haboon C/laahi
Hiboow Heedhe-Erayadii Kaariye Icon Magool(aun) & Salaad Darbi- Laxankii Salaad Darbi
Dhalanteed   Xasan Diriye Faarax & Hibo Nuura
Dalmar & Deeqo-Erayadii Kaariye   Magool(aun) & Salaad Darbi- Laxankii Salaad Darbi
(Awr Dhiga Leh) Asalkaba Hurdada   Magool(aun) & Cusmaan Gacanlow
Idil (anoo idileey aroos kula gala)   Magool & A.M.Good shimbir (A.u.n.)Era&Lax- Shimbir
Amaantaada inanyahay-Xuseen Aw-faarax   Magool(aun) & Ahmed M. Liibaan(aun)-laxanki C/lahi Qarshe
Aan is helno -Erayadi Cali Sugulle   Magool(aun) & Ahmed M. Liibaan(aun)-Laxanki Saciid Xarawo
Garabka yaa iiga galoo-era-Awes Gedow 1 Ahmed Naaji Sacad -Lax- Axmed Naaji
Asli(asliyey axdigi maa lagaa oodayee)   Ahmed Naaji Sacad-era-Aweys Gedow-Lax- A. Naaji
Shuba Hada - erayadii Yuusuf Aadan   Maryan Mursal Isse - laxankii Saciid Xarawo
Banaanka u soo saar -erayadi Yusuf Aadan   Maryan Mursal Isse - Laxankii Saciid Xarawo
Waan ku daalay raadiskaage - the best   Maryan Mursal Isse-Eray&laxanki-Faarax Guuleed
Ma i luray sidii libi - reall classic   Maryan Mursal -- who else?Laxankii Xasan Gareed
Heeganaan ahaadoo horseedoo-era Singub   Xasan Diiriye - not the original-Laxankii Saciid Xarawo
Wacadkii aan kuula wadee   Shimaali and a fine somali lady
Ma huraanka ii sheeg   Maryan Mursal & Ahmed Ali Igal-
Meey dhiman suleeqoo-era c/casis daqarre   Ahmed Ali Igal -- one of the best-laxanki Saciid Xarawo
Ceynkii caraweeliyo cadaw ha igu ...   Ahmed Ali Igal -Laxankii Axmed Cali Cigaal
Gar aan ku dhigtee (Naxdin & Nasiib)   Aweys Qamiis & Siteey Qosolwanaag
Gaarida gaarida haween - Classic   Ahmed Naaji - My pick to listen
Shimbirayahow Heesa Heesa  Icon Haliimo Khaliif Magool-Allaha u naxariistee
Ama Deeqo Ama Dunida   Gujis(aun) , HaboonCabdilaahi & Guddudo Carwo
Sow La ima Kaa Badin   M. A. Dacar & Hibo Nuura
Isu Samir   Seynab H. Ali (Baxsan) & Cali Dirie (Gaab)
Iloow Iloow ( aan islownee forget about it) icon Asha Abdow & M. A. Kuluc-era&lax-C/lahi Qarshe
Bari Hore waxaa jiray icon Maryan M. Isse & Mohamed Jama Joof(A.u.n)
kaalay kabeebeey iila dheel   Fatima Qasim and Aweys Q. Mabute
weli daad ma kula tagayl-era&Mus-Nageye 3 It is Xaredo I. (Duniya) & A.H. Nagaye(A.u.n)
Sida Laba walaalaa-Mirihi&Music-Nageeye   Abdulkadir Hasan Nageye(A.u.n)
Beeni Raad Ma Leh   It is Salaad Darbi - Laxankii & Miyuusigii S. Darbi
Reerkiinan hodonkaa- eray-Osman Askari   Saynab H. Ali and Hasan A. Samatar Musigi- A Goobe
Ha igu daalinee samiree-Era M.C.Kaariye   Maandeeq & Ahmed A. Igal- Lax M.Saleebaan Tubeec
Ceelka soo jiida - one of the best icon Fatima Qasim Hillowle -era&Laxanki Aweys Geedow
Waqti -- waqtiyoow la dhaqan dumar...lax Tubeec   Mohamed Saleeban Tubeec -era Yuusuf Maradon
Waa bartilmaameedkii jaceylkee ...   It is Maryan Mursal Isse
Alif la kordhabeey alif loos dhabeey alif.. icon Maryan Cali Muudey + Iftin - laxankii C\Qaadir Bagaag
Haddii aynaan is arag hee dheh-era Dacar   Xasan Adan iyo Sahra Ahmed- lax C/Qaadir Muuse
idinkaan wax ku qaadan(Alla aamin ma iisho) 4 Mahamed Yuusuf & Hibo Nuura-era&Lax A.S. Bidde
Indha Caashaq buu igu eegayoo   Maryan Mursal- era&Laxankii Faarax Guuleed Samatar
Jaajuumoow Jees imoow waaye Jaaj...   Durdur - Baastoow - Sahro Dawo
Dagmo &  Dacar   Hibo Nuura & Mohamed Aadan  Dacar
Ma Og Tahay Siraadeey-eray Max'd Ciise   Hasan Aadan Samatar- Laxankii Aweys Goobe
Geeskaada Ila Qabo-erayadi M.C. Kaariye   Shankaroon & Ahmed A. Igal-Lax- Xasan Garaed
Taladaan la ruugin waa lagu rafaadaa   M. Saleman Tubeec & Maryan M. Isse
Soomar Soomar Soomar   Mohamed N. Giriig & Faadumo Ahmed
Firaashka janaan kuugu faataxeynaa   Fatima Q. hilowle & Aweys Q. Mabuute
Waqtigii i dhaafiyo -era- Cabdi Cali Weyd   Sahro Ahmed- Laxankii Cabdiraxmaan Dheere
Guryasamo from (aabahay ka samraye..) 5 Maandeeq &  Saleeban -era Kaariye-Lax-Xasan Gared
Boqorkii Quruxdaay-Era M.C, Kaariye   Halima Kaliif. Magool & Hasan Dirie -lax C/qadir Muuse
Waa la guursadee, guriyaa la geestee   It is Ustaad Ahmed N. Sacad- erayadii Aweys Geedow
Dheesha Ciyaartu waxeey tahay-era Kaariye   Shamso Omar& H. A. Samatar-Laxanki Samatar
Ma la dhuubtay awgaa   Marian M. Isse & Hussein Yusuf Tarabi
Alaa Mahad leh -- One of the best   Osman Gacanlow & Marwo Maxamed
Maxaa laguu waayee        3/8 songs from   Aweys Q. Mabute & Fatima Q. Hilowle
Sahal walaal - sidan miyuu cishiqigu ...   Hibo Nuura & Abdiqadar(A.u.n)- Lax-Bashiir Xadi
Dawadii Nafteydaay - Ila dadaal icon Salaad M.Shardi (Salaad Darbi)    1
Saxar aniga oon qabin --Salal   The one and Only Ahmed A. Igal   2Laxankii Cigaal
Gacalooy Jaceylkani ma mid ... 6 AbdiQadar(A.u.n) - Best singles ever  3
Bilaneey Maryaneey marna kaama...   Bashiir Cali Hussein                     4
Cimrigiiba Jeceyl waa cawaaqib xun yahee   Mohamed S. Tubeec                           5
Aabe iimaan lahoow - Classic Hamari   Fatima Q. Hilowle & Ahmed N. Sacad
Kala harimeynee i hano-era-Osman Askari   H.A. Samatar &  Baxsan-Lax-Aweys Goobe
Dahab la moodyoow adaan ku doortoo...   Hibo M. Hudoon (Hibo Nuura) & Mohamed A. Kuluc
Bartamaha habeenkii soo ma soo bar...   Saado Cali&  Beerdilaacshe-Laxankii C/Karim Jiir
Aamiin alahayoow - One of the best icon Mohamed S. Tubeec-era&laxankii Xuseen Aw-Faarax
Liibaan waxaa hela labada is gargaartee   Abdullahi Dirie Sooraan
Iloobi Maayee - Naruuradii Kalgacalkiyo..   Salaad M. Shardi -- Songs you wanted to hear
Hadimada nafteyda howlaha i heystaan... 7 Asha Abdow Suleman -Era-Kaariye-Lax-Saciid Xarawo
Gu'geeni - era-Axmad Saleban Bide.   Hibo Nuura & A/qadar Hasan-lax- Bashiir Xaddi
Looma wada riyaaqo - roobloow/ruuneey   A/qadir H. Nageeye & Hibo Maxamed-Era&lax-Nageye
Waaba la iiga darayaa   Durdur 's Best - Baastoow
Ciriblaay walaal, calaf waa mar qura... icon Ahmed Mooge(aun) and Aamina Feer
Doobigii aan culay een lahaa marka...   A/qaadir Juba - Era-Yusuf Yare-Lax-Da'ud Cali Masxaf
Timadheer - Classic we promised   It is Mohamed Nuur Giriig - Allaha u naxariistee
Xurmo Daran - intaan aniga leey xaman   Mohamed Ahmed Kuluc - what a song!-Lax X. Gareed
Yaxaas (galbatayee Allow gabbal iigu)   Cumar Dhuule Cali (A.U.N)- erayadii & lax- C. Dhuule
Galayr - Adaan geesiyoow baqinee   Abdulkadir yusuf Bagaag
Gareys Era-Axmad  Saleebaan Bidde. 8 Mohamed Yuusuf & Faduma A. Maandeeq - Enjoy
Onkod - recorded live! from heesaha hirgal icon Abdi Tahaliil Warsame(recorded live from heesaha hirg)
Guban - (Albumlii Dajiya)   Xasan Adan Samatar
Ceelbuur ku yaaleey ceynkiisa leedahay   Salaad Darbi - era-Cali Diriye(Gaab)Laxankii S. Darbi
Guuleed Hurdoow - Era & Lax Nageeye   Abdulkadir H. Nageye & Xareedo.I. duniyo
Qadar dhacay -era-Cabdi Cali Weyd(AUN)   ustaad Ahmed Naaji Sacad-Laxankii C/raxman dheere
Webigii i qaadayoow -Erayadii  Singub icon Ahmedey Abubakar Al-Mubaarak  Lax Axamadeey Abuubakar
Basraay Basraay, Barashadaadii   Hasan Dirie - Check out Hasan dirie's Classic
Kurbo Maleh, Kurbo Maleh   Hibo M. Hudoon - Hibo Nuura
Baroor miya wax ii qaban-era M.C.Kaariye   Qadiijo Foodeey - Classic Stuff-Lax C/Qaadir Muuse
Halkeebaa la iga gaaray-ere Saciid Xarawo 9 Asha Abdoow Suleman - Malika-Lax- Saciid Xarawo
Afka lagama sheegto- Lax-S Qaasim/Er M. C.Huryo.   Qadra Daahir Cige - My first grade teacher used to sing for us
Waan kaa helaa wale waa iiga weecatee   Faaduma Qaasim Hilowle - Feynuustii fanka
Nabsi iyo ayaankoow xageedbaa ku ....   Sahro ahmed - Enjoy
Wacad (anigana aqoon iyo ha iga dhigin..)   Mahamed Nur Giriig & Deeqa Ahmed
Ma ogiye jeceyl waa maxay ... icon Salah Q. Naji - Talk about an icon in Somali music this is it folks
Arbiciyo isniin  -era Maxamed Ciise (AUN)   Hasan A. Samatar - Does not Hasan sound he is crying
Canabeey dartaadi maxaa ceeb i gaartay   Ustaad Ahmed Naaji Sacad
Hab ku soo dheh-era-C/qadir C.Cigaal Cirro   Magool & Abdiqadar Hasan-Lax-C/qaadir Muuse
Ima Ogide waxaan ahay-era-Singub 10-22 Salaad M. Shardi -lax-Salaad Darbi certainly an icon

Ubax Ceynba Ceyn - Ceebla-lax Axmadey 12.7.2003  Ahmedey Abu Bakar - Hidden Gem - Enjoy-
Ma Kaseynin Jaceyl kuleylkiisee   Ahmed Naaji Sacad. Hamari music at its best
Webiyo Isku ooman-era Xusen Aw-Faarax   Hobaladii Halima Q. Magool-Laxankii Bashiir Xaddi
Daalo - ha iga tagine ii tali,eraM.C.Kaariye   Hibo M. Hudoon - Hibo Nuura-LaxC/Qaadir Muuse
Dayax Gacmeed - Daruur hoortay...   Omar dhuule Ali (Aun)-Era&Laxankii Omar Dhuule
Waah Waah -era-Meecaad Miigane   Maxamed A.Kuluc & Amina C/lahi-Lax C/qadir Muuse
La dabaalo Caashaqa-era-Abdalla Nuradin   Cumar Shooli - you think we forgot this guys?Laxanki Shooli
Beerkaa i huraa berigiin bartaada waayee   Aweys Qamiis & Fatima Q. Hillowle - 4/8 songs
Ii gunaanadee - a classic and an icon   Mohamed J. Joof - An old ladies man regret his past - enjoy
Boodhari sidiisii - Somali Classics 1 Mohamed Nuur Giriig (aun). One of Many songs from 1960's
Qalaafe - via request, send us yours   Cabdinaasir Macalin (aun)
Dheesha Dheela - good old days   Qadiijo Qalanjo - this pretty women has got voice
Eega eega eega amarkan iyo yaabkan ega   Mohamed Suleman & Marwo- what a song!
Waayo aragnimo la'aan(waraf iyo shimbiro)   Great music + Hasan Aadan's voice what more can you ask
Guuloow adigaa wax goyn kara   Codkii Asha Abdow Suleyman
Dhoof Nooli Kulantay- erayadii Kaariye   Mohamed Ahmed & Magool -Laxankii Xasan Gareed
Sadex Cadow ayaa Jira - era M. Tukaale   It is M. M. Isse - Lax C/kariim Faarax Qaareey (Jiir)
Amarkaa sidaa wax yiree Ilwaad quruxeey   It is Hasan Dirrie - incredible voice- Lax- Xasan Diiriye
Cajabayeey cajiibeey, cawo iyo ayaaneey   It is Mohamed S. Tubeec -Erayadii Xadraawi
Indhakuul (Alamtara) - ere Cabdi Cali Weyd(Aun) 2  Hassan A. Samatar -- Laxakii Saciid Maxamed Xarawo
Mirihii macaanaa from Maxkamadii jacelka   It is Faatima Q. Hilowle -- soon one with Ahmed Naaji
Ha igaga dhaqaaqine - It is (Ardo)   Cabdi cali bacalwaan
Neyruus  erayadii C/qaadir Cali Cigaal   M. Suleman & Halima Magol - Lax. C/qaadir Muuse Lugeey
Dhooleey la'aantaa   Siciid Hamar Qoor - is he not in your list?
Maxaa loogaa jeedaa - inuu caashaq...   Abdi Salaad beerdilaacshe - This time I am sure
Dulqaad - ii dulqaado adiguna ee   Mohamed Saleman & Marwo Mohamed
Waa adi daraadaa - It is deeqa   Muuse Ismacil Qalinle - reminds me my first crush
Ladanoow labadeenu aan lamaane ahaano   Mohamed S. Tubeec
Hididiiyoow - Classic Heello - hido iyo dhaqan   Cali Sugulle & Hobolada waaberi.
Ila dheel dhabta i saar 3 Fatima Q. Hilowle
Weligaa ha siideyn, caashaqa that is   Hasan Aadan & Sahra Ahmed - Waraf & Shimbiro
Dhiigaa habeenkii  - Eray Huryo   Mohamed A. Kuluc - Laxankii Xasan Gareed
Dawadii nafteydaay dadka tan ka doortaay   Cabdinasir Macalin(aun)
Ma Muujiyee Jaceylka waan maldahayaa   Hibo Maxamed - Hibo Nuura -era Cabdi Aadan Qeys
Ruuxaad Jeclaatay - Jeenan   Cabdi Hassan Dige - Eray&Lax Sahal Macalin Ciise
Iga tiiri caashaqa -Era-Yuusuf Dengeli.   Hasan Eedan Samatar- Laxankii Axmed Naaji
Dhab u fiirso dhab - Filanmeysid   Magool (aun) & Mohamed Warsame
Barisamaad- era C/Qafaar Ciise Cagoole   Qadro daahir Cige - Laxankii Saciid Xarawo
Aroor - 1950 if not early   Mohamed Suleman
Iskumaan Ogeyn 4 AbdiQadar Hasan(aun)
Hakaba banaanshee -Era Sahal Macalin Ciise   Hasan Eedan Samatar - Laxankii Samatar
Hello Hello   Ahmadeey Abu Bakar
Hadaa maxeynu Yeelnaa   Halima Q. Magool(aun) & Osman Gacanloow
Nasiib Maan Leheyn   Ahmed Naaji Sacad
Mahadhada Jaceylkee   Cusmaan Gacanloow
Alaylahe Jaceelkii   Halima Q. Magool(aun)
Waan waanta nabadeed- Era- C/Qadir cirro   A/Qadar Xasan(aun) & Maandeeq- Lax- Xasan Gareed
Ra'yi - Laxankii C/Kaiim Faarax Qaareey"Jiir"   Maryan Mursal, Hibo & Nakruuma  - Era Maxamuud Tukaale
Cindi Nuuriya  - Era- Sugaal Cabdulle   Xasan Aadan Samatar - Lax- Xasan A. Samatar
Caawaan Dadabgaleynaa-Lax-Da'ud C. Masxaf 5 Daa'uud Cali Masxaf &Maandeeq era-Axmed Ducale Xiirey

Qeys iyo Leyla kaloo noqonaa

  Faaduma Qaasim Hilowle 
Kani waa hanadkii nafta aan u hayee   Xaliima Khaliif Cumar " Magool " (AUN)
Nafta Aduun   Ahmed Naaji Sacad
Maahee Khadraay - oh what a song - enjoy   Mohamed Nuur Giriig & Sahro Ahmed-era Ilkacase
Daawo Dacalada - Era Cali Jaamac Boqore   Cabdulqaadir M. Cumar Juba - Laxankii  Jubba
Kuu imid ina abtoow   Marian M. Isse- era& lax Faarax Guuleed Samatar

Yaa Usheega -Era& Lax Cisman Askari

  Hasan Aadan Samatar & Shankaroon Axmed Yuusuf
Duufaan ku qaadiyo - tune unlike any other   Cumar Dhuule(aun)-Era& Laxankii Cumar dhuule(aun)
Jaceyl dhibabka aastay-Era Kaariye(aun)   It is Mohamed S. Tubeec-lax Xasan Gareed Sabriye
Dhabahaas Iiga Qaadee - Sad Ma Leh ... 6 Qadiijo Foodeey & Shimaali A. Shimaali
Bogsadee - I can listen this 1000X and wont be enought still   Ismaciil Yare(AUN)  
Tumashadaa Hagaagsan   It is Marian Mursal & Hibo Nuura
Maba talaabsan karaayee   Haliima Q. Cumar Magool(aun)

Ka soo celiyaay(Wadani)

  Magool(AUN),Sureer A. Faarax & Seynab Cige
Dhool bari ka muuqdaa   It is Mohamed Ahmed Kuluc
Isha Beydhabood   Hasan Eedan Samatar
Gacalooy Marnaba - Era, Laxankii &Codkii   Cumar Dhuule Cali(AUN)
Guur Maxaan Ka yeelnaa   Marwa Maxamed
Adigaa i Dhalan Rogay   Marian Mursal & Ahmed A. Igal
Jaalaleey - Qabrigii Jeceylka era Singub 7 Salaad Darbi & Seynab Cige lax Salaad Derbi
Fiidmeerta Duushaay   Hasan Dirie so cool, so calm, so sweet 4u to enjoy
Muraadkeyga Ii yeel 6/8 songs   Aweys Qamiis & Fatima Qasim
Xageen Talo kaga hagaagaa   Qadro Daahir & Abdulkadir Jubba
Nin Agoon ku Xaday Qalin   Xaliima Khalif (Magool)(aun)& Seynab X. Cali(Baxsan)
Heeri maahee anna haaban-Era-Singub   Salaad Darbi & Seynab Cige lax Salaad Derbi
Aaminka ducadiyo Ala bariga mooyee   Hibo Mohamed & Faarax Guuleed Samatar
Hadraawi's Baladweyn   Hasan Eedan Samatar
Laqanyada Jaceylkiyo, lurta caashaq...   Cabdi Cali Bacalwaan & Sahro Ahmed Lax-Jaangow
Qoraxdii Dhacdayba, qiseey subixi   Ahmadey Abu Bakar
Aramiduu -- all time fav's 8 Mohamed S. Tubeec & Halima Q. Magool(aun)
Uma Qalantid Caashaqa   Omar Abddulle Shooli -Laxankii Cumar Shooli
Waa Qodob Su'aaloo   Omar Dhuule(aun), Magool(aun), M.Mursal, Ahmed Mooge(aun)
Doqoneey Dabkaa Ba'a   Hasan Eedan Samatar
Hombabaro -- Classic Stuff-Lax- B. Xaddi   Bashiir Xaddi & Hibo Mohamed - Hibo Nuura
Quursada Haweenkoo   Mohamed Nuur Giriig(aun)
Anigu kaa helay hubaashii   Maxamed Suleymaan Tubee Laxankii - M.S.Tubeec
Inanyahay leylaan rabee, reerkoodi   Maxamed Yuusuf & Shankaroon From Waraf Iyo Shimbiro
Hadmaad gacalle soo noqon -Era Yamyam   Hibo Maxamed  - Lax C/qaadir Muuse Lugeey(aun)
Aan damaq Jaceel hate guitar but this one is diff.   Ahmed Mooge Liibaan(aun)
Saxansaxo udgoon badan...sanka... 9 Hasan Eedan & Sahro Ahmed
Dhoof Caashaq - Era-Kaariye(aun)   Hasan A. Samatar -lax C\kariim Faarax Qaareey(jiir)
Jamadeey ... Jamaadeey - Lax c/kariim jiir   Omar Nuur Abdulle(aun) - Classic Icons
Haduu Beerku qeebsamo - share love   Mohamed A. Dabarloow(Aun) & Sahro Ahmed
Wallee aniga leey rarayee-Era Kaariye(aun)   Saada Cali Warsame  - Laxankii Saciid Xarawo
Godgodle waa gaddissi   Magool(aun), Hiba Nuura iyo Axmed Mooge(aun)
Indhaheygaa ooyayee - Music by Iftin band   Cumar Dhuule Cali(aun) Era & Laxankii Cumar Dhuule
Waa Su'aal da'weynoo   Cabdi Muxumud Amiin & Hibo Maxamed Huddoon
Hada ha Jabin, Ha Dhicin   Halima Q. Magool(AUN) & Osman Gacanloo
Daada & Dalnuurshe 5.21.2004 Caasha Cabdoow & Ahmed N. Sacad

HEESAHA HOOSE WELI LAMA DHAGEYSAN KARO.

Malyuun Hibo La siistaa --welcome back Sep.25.04 Codkii iyo Laxankii Somali's best Mohamed Saleeban
Hoygaan Dhiseynaa - we really need that   Qadra Daahir, Hasan Aadan&Hibo Mohamed-lax Daa'ud
Garqaado Jeceelyahow Yes Indeed!   Ahmed Ali Igal (era, Lax. & Miyuusigii Siciid Harawo)
Sideed Iila Yaabtaa   Laxankii iyo Codkii Abdi Tahaliil Warsame
Caashaqa Ha Baayicin - era- Xasan Ganey   Haliima Q. Magool(aun) & Hasan Aadan Samatar
Dhabta Miyaan Ku Saaraa-era&lax Indhabuur   Siciid Mire Xeyder & Kinsi H. Aadan
Goormaan Lulalanay By Harawo   Performed by the Entire Waaberi Team
Sidaa Ma Isku Qabnaa - erayadii Kaariye   Haliima Q. Magool(aun) & M. A. Kuluc - lax. Xasan Great
Soo Hor Caashaqa - Lax A/qadir M Lugeey(aun)   Hasan A. Samatar & Qadiijo Qalanjo era - Kaariye
Xaq Miyaa Xeer Miyaa- era&naax Cabdi Bashiir 1 Siciid Mire Heyder & Deeqa A. Raage
Waan Kuu Waramayaa - Laxan Xasan Great   Muuse I. Qalinle(aun) - One of the best - No doubt
Maxaa Taqaan ? put togather by Somali's best   Magool(aun) Lax. Abdulahi Qarshe, Eray Husien Aw Farah
Dalkeygoow... Listen to her! -lax Ax'd Naaji   Performed by Faatima Q. Hillowle-era Cabdi Muxumud
Aduunkaan Isdaba Maray-lax c?karim jiir   With Mohamed Saleebaan & Qadra D. Igge-era Shareeco
Waxaa Hiil Leh ...waxaa hoog leh   Abdi Amiin & Mohamud Diirshe(aun) Er. & Nax Abdi Amiin
Warmoogeey Eray. & Naax. Abdi Bashiir (AUN)   Siciid Mire Heyder with Heegan(kooxda Booliska)
Waa Jaceel Aboodiya   Eryadii, Musigii iyo Codkii Cumar Dhuule Cali(aun)
Qarad - Eray. Abdulqadir Shirwac   Naaxiyadii Musigii iyo Codkii Hasan A. Samatar
Waa 15 Jir - naax iyo Musigi Xalwayste   Prof. Mohamed omar Dalxa Era- Cabdi Aadan Badey
Isha Sacabka Mari - Nax. & Mus. Gacayte(AUN) 2 Qadra D. Igge - Er. Abdulkadir H. Yamyam
Gareexiyo - Naaxiyadii iyo Musigii Harawo   Omar dhuule Ali(aun) -- Erayadii Ali Sugule
Sida Labiga Howdoo aka Sidaa sida sida   Ahmed Nuur Sandheere
Daneystanimadaan Diidayaa   Ahmed Shariif Killer
Ubaxii Baxaayaay - It is the Multi talanated   Mohamed W. Qasaali - Enjoy this one, sure is the best
Markaan Da'da Jiray 15 --- lax- Harawo   Hasan Aadan - Eray.Barre Mohamed Fiidoow
Gaar Iiga Qaad from Kibirkii Beerta   It is Aweys Qamiis & Marian Naasir
Guuryare Dameerkayoow -- don't jumb   Let's say Everything By Siciid Mohamed Harawo
Aamiin Ugu Bishaaree   Abdirizak Gaadaco - eray, nax. Siciid Harawo
Af Qalaad Aqoonta Miyaa?-Eray. Ali Sugule   Hasan Dirie & Magool(aun) Nax & Mus. Siciid Harawo
Soomaali Baan Ahay -- Are you? 3 Kooxda Iftin - Erayadii Siciid Saalax- Lax Daahir Cali Jimcaale
Waxaan dhashay anoo xor ah-era- C.M. Amin   Codkii & Naaxiyadii & Miyuusigii Daa'ud Cali Masxaf
Nafteydaa kuu jirabane - lax cabdi Baadil   Erayadii & Codkii Saada Cali Warsame - one of the best
Oon baa biyaha loo cabaa - What a talent!   Saciid Daa'uud Cali Masxaf - Lax Daa'uud Cali Masaf
Muqdisho -Lax &  Miyuusigii Daa'ud C. Masxaf   Cabdirisaaq Gaadaco & Daa'uud Cali Masxaf
Manaashaqo - Classic Always   Performed by Sahro Ahmed
Ha i deyrin Caawaad a.k.a. dibindaabyo   Mohamed N. Giriig  & Marian Mursal Isse
Hablaha Soomaaliyeed   It is Waaberi Girls in Full Force
Haruub Caashaq - Era. Xasan Ganeey   Maxamed Axmed & Qamar C/laahi Lax. Xasan Great
Sida Canabka Beeraha - Lax Xasan Gareed   Magool (AUN) & Kuluc-Erayadii Cismaan Askari(Aun)
Dheeraa Mudaduye - Era. Cismaan Askari   Cumar Xasan Rooraaye - Lax. C/qaadir Muuse (Aun)

NASIIBXUMO HEESAHA HOOSE EE WADDANIGA AH IYAGANA WELI LAMA DHAGEYSAN KARO.


Qolabaa Calankeedu Duul waa ceynoo, Anagaa keenu waa cirkoo kala, Aan caadna laheyn een caashaqayee. Xiddig yahay cadi waad na ciidamisee, Carradaan kaligaa aad u curatee, Cadceedda sideeda  caan noqo ee..... Aamiin

Erayadan waxaa tiriyay isla markaana ku luqeyn jiray Allaha u naxariistee Abwaan Cabdillaahi Qarshe


Munaasabada 1da Luulyo - Maalinta Xornimada SOOMAALIYA

Aan maalo hasheen maandeeqe

 

 Maxamed Axmed Kuluc&waberi

Maanta Maanta Maanta

 

Xaliima Khaliif  Magool(Boqoradii Codka) Allaha u naxariistee

Dharaartaan Waxyeeladii

 

Maxamed S. Tubeec(Boqorka Codka)

Kadabaa Dhaha ee

 

Maxamed Yuusuf - Waaberi

 Alla maanta ayaantaa

 

M, Saleebaan(era,C/lahi cabdi shube)

Waxaaa Timid Ayaantii

 

Hibo M. Hudoon -Xuseen Aw-Faarax

Dhulkayagiiyoow

 

Hobolada Waaberi-Xuseen Aw-Faarax

Waa Mahad ALEE

 

Maxamed S. Tubeec

 Waa ciidee Ciida Maantaa

 

Maryan Mursal Ciise-C\lahi Qarshe

Waa Maaliin Ciidoo

 

Maxamed Axmed Kuluc

Guud Hal Dhaaleey

 

Axmed M. Good Shimbir - Shimbir

Baabuur,cadar iyo record

 

Hobolada Waaberi& Xasan A. Samatar

 Dalkeyga waan jeclahay

 

Saada C. Warsame- Cabdi Muxumud

Golaha Towradeen Sare

 

Hassan Dirie & Faduma Qasim

Waabaa Baryay Bilicsan

 

Maxamed Axmed Kuluc & waberi

 Oktoobar waa tee waa tuma

 

H.Waaberi(ere&musiki Saciid xarawo)

Dalkeygow dushaadu waa  

 

Fadumo Qasim (era Cabdi Muxumud)

  Kuftay Dhacday ayaad taqaan 

 

Xaliima Khaliif Magool(Aun)

 Waxaa hiil leh . waxaa hoogleh

 

Cabdi Muxumud & Maxamud Diirshe

 Haddii la helay

 

Hobollada Waaberi-Saciid Xarawo

 Dad bey meeli bugtaa

 

Hobolada Waaberi -Miicaad Miigane

 Timir laf baa ku jirta

  Xasan Diiriye Faarax Era. Max. Tukale

Gura yare Damerrkeygow

 

Saciid Maxamed Xarawo

Allaa Weyn (Erayadii Tukaale)

   Hobollada Waaberi Lax S. Qaasim
     

                                            
AFEEF:
FADLAN LA SOCO HEESAHA IYO SAWIRRADA OO DHAN WAXAAN KA SOO QAATAY BOGGA (HOBYONET.COM), SIDAAS AWGEED MA AHAN WAX AAN ANIGU DIYAARSADAY. Si ay ahaataba ... Dhageysi Wacan ...
Hosted by www.Geocities.ws
GridHoster Web Hosting
1