Wararkii ugu danbeeyey ee SNF
Hargaysa 05.07.2000
Waxaa magaalda Hargeysa lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaan jirey ciidamadii qalabka siday ee Soomaaliya oo ilaalo u ahaa hadda Cigaal, ujeedada dilkaas waxaa loo milaynayaa inay aheyd mid qabiilKismaayo 05.07.2000
Waxaa magaalda Kismaayo yimid wafdi uu hogaaminaayo sarkaal sare oo ka tirsan dawldda Kenya & UN, waxa a� la kulmeen saraakiil sarsare oo ay kawada hadleen abaarta ka taagan gobolka & dad badan oo u soo guurey gobolka oo ka soo carerery abaaro xun oo ka taagan Waqooyi wadanka KenyaKismaayo 24.06.2000
Wafdi uu hogaaminaayo col Timajilic ayaa ku soo laabtay magaalada Kismaayo, kadib markii uu ku kala baxshay socdaal dheer oo uu ku kala marey magaalooyinka ay ka midka yihiim Jilib, Bu'aale Baardheere, Garbahaarey
& waliba Buurdhuubo oo kula kulmay Col BiixiBaardheere 25.06.2000
Waxaa magaalada Baardheere laqu qabtay shir looga hadlaayey siii xoojinta nabadeynta magaalada & midnimada magaaldaKismaayo 25.06.2000
Gen. Axmed Warsame, Col Barre Hiiraale, Gen. C/casiis Cali Barre & saraakiil sarsare oo joogta Kismaayo ayaa tegey oo aadey qado sharaf ama martiqaad ay u sameeyeen beesha ama qabiilka Cawramalah, waxaana martiqaadkaas lagu dhigay meel u jirta Kismaayo 40km,
Kismaayo 15.06.2000
Waxaa magaalada Kismaayo lagu qabtay shir balaaran oo ay ka soo qayb galeen ururada haweenka, bulshada, dhalinyarada, ardeyda, & saraakissha.. waxaana looga hadlaayey sidii magaalada nadaafadeda loo hagaajin lahaaKismaayo 18.06.2000
War ay soo saareen madaxda ururka SNF ee joogta Kismaayo ayaa cadeeyey inaysan waxba ka jirin warerkii waayaihii dhawaa lagu faafiyay mediyaha aa ehaa in ciidan uu dul fadhiyo magaalda Kismaayo... waxa ayna sheegeen in magaalda Kismaayo ay tahay meesha ugu nabadgelyo badan wadnakaLaascaanood 18.06.2000
Waxaa laga dhigay banaanbaxyo waaweyn magaalooyinka Laascaanood, Groowe, Qadho, Boosaaso & Degmooyin badan oo ka tirsan gobolada bari, wararku waxa ay sheegayaan in dadka banaanbaxaayey qaarkood xabado lagu furayKismaayo 19.06.2000
Waxaa magaalda Kismaayo lagu qabtay banaan bax weyn oo ay ka qeyb galeen dadweyne aad u tira badan oo ku dhawaaqayey Soomaaliya ha is raacdo, shirka Jabuuti Ha Hirgalo ku sameeyeen duleedka magaalada Kismaayo.. waxaa banaanbaxaas ka qeyb galey Saraakiil sarsare oo ka mid yihiin Gen. C/casiis Cali Barre, Gen. Axmed Warsame & Col. Hiiraale, Jees

BACK TO FRONT PAGE