SRRC waxaa aas-aasay Xabashida waxayna u aas aastey inay Soomaaliya aysan waligeed ka dhalan dawlad Centeral leh oo ka talisa wadanka, waxayna isugu yeertey niman laga xoogroonaaday oo doonaya in xabashidu ay ka caawisu hub & saanadba, waxaa la qiyaasayaa tirakoob la sameeyey in 80% hubka Soomaaliya yaala uu ka yimid Itoobiya, daraasad ay UN samaysana waxa ay ku caddeysay wadanka ugu hubka badan ee Soomaaliya soo galiaya inay tahay Itoobiya.
Hadaba aan ku soo noqono SRRC & goobaha ay ka taliso!. SRRC waxaa ah niman meel qabsada waayey oo ay ka mid yihiin Gen Moorgan, Gabyow, Shaatigaduud, Caydiid, C/laahi Yuusuf & kuwa kale hadaba xagge ka taliyaan? Waxaan u maleynayaa in qof kastaa oo akhrinayaa maqaalkan maxaafid & mucaaradba ama taageere & kasoo horjeede SRRC ahba uusan inkiri karin in SRRC aysan katalin dhul ama taako Soomaaliaya ka mid ah, Hadaba maxaa keenay in SRRC la siiyo ergo dhan 65, halka nimanka ka taliya dhulalkooda hooyo oo u awood wacan shisheeya, heystana taageerada dadweynaha loo siin waayey ergooyin badan. Waxa ay taasi muujinaysaa in dawladda Itoobiya ay farogalin ba'an ay ku heyso shirka, waayo Soomaali iyagu way heshiin karaan, laakiin xabashi ha idin heshiisiiso waa wax aan taariikhda la maqal loona filayn inay dhacdo
Hadaba haddii ay naalaan lahaayeen amaba maqli lahaayeen rag iimaday waxa ka door bidi lahaayeen inay isdilaan, yaa ka mid ah ragaas, waxaa ka mid ah Axmed Gureey, Sayid Max'ed C/lle Xassan, Gen Daa'uud, C/rashiid Cali Sharmaake, Gen Max'ed Siyaad Barre, & Kuwa Kaleba (Allaha uwada Naxariisto dhamaantood) waxa ay ahaayeen niman wadinyiil ah oo dadkooda & dalkooda jecel
waa socotaa.....
| DEVELOPING
STORY |