Guurkii Dhexmaray Jinka Iyo Insiga



Q: 1aad Qiso Dhab Ah
-
Waxa Ka Sheekeeyay Xasan Olol; Waxa Waraystay Weriye Liibaan M. Shire Guurkii Dhexmaray Jinka Iyo Insiga ,ninka guursaday naagta jinka ah oo ah nin reer Somaliland ah, waxa magaciisa la yidhaahdaa Xasan Olol Jaamac oo ah oday ay da’diisu tahay 70 jir, waxa uu hadda ku sugan yahay magaalada Hargeysa, markaa waxa sidii ay qisadaasi u dhacday kala sheekaystay Liibaan Maaweel Shire oo Haatuf ka tirsan, qisadaas oo ah qiso dhab ah ... Xasan Olol; Wuxuu ku ahaa nin Somaliland ah oo ku barbaaray magaalada Cadan ee dalka Yamen; mar uu ku dabaalanayey badda magaalada Xiis; ayey qabsatay qisadan:- Waxay aheed subax hore 6:00 a.m aroornimo; Xasan Olol wuxuu dabaal u yimid inuu ku dabaasho xeebta Xiis . Hadaba markuu waxoo gaa dabaalanayey ayaa wuxuu arkay , gabar dabaalaneesa meel u dhow , markuu sii dhugtay waa gabar aad u qurux badan ,wey u soo yara dhawaatay markaas ayaa waxaa bilaabay inaan la kaftamo,wey igu xanaaqday markaas bay badda I quusisay, balse Xasan Olol wuxuu modayaa inay insi tahay! La soco cadadka dambe.

Home

Top

1
Hosted by www.Geocities.ws