|
Somali Banadiri Human Rights Org. Human Rights Violation E-mail : banadiri_human_rights(())hotmail.com The Hague 17 july 2001 The Netherlands Ujeedo digniin & war galin dhamaan cida ay quseyso wararka naga soo gaaray magalada muqadishow gar ahaan suq bacaad ee waqooyiga muqadishow iyo EX. Kontorool ee koonfurta Muqadishow waxay shegayaan todowaadyadii ugu danbeeyey u dagaalkulul ka dhacay mallahaas aan kor ku soo tilmaannay haddaba, beryahaan waxaa caado noqotay in degaano badan oo ka mid ah Soomaaliya. badanaaba looga xad gudbo xuquuqul insanka taas oo sharaf dhac ku ah karaamada beni'aadamka waxaan aaminsannahay awoodda illaaheey oo kaliya tahay in nafta aadamiga la qaado, haddii aysan qasaasi jirin. Hay'adda
Xuquuqda Aadanaha Somali Banadiri Human
Rights Org. ayaa oo walaac ka muujisay
dagaallada maalmahaan dambe ka billowday
magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay sheegtay
inay qasaare naf iyo maalba leh u
geysteen shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan
maatida oo dhibaato ba'an ka soo
gaartay dagaalladaas oo ay sheegeen inay u
dhexeeyaan kooxo hubeysan oo aan la
garanayn ujeeddooyinka ay leeyihiin. Gu'doomiyaha Hay'addu Somali Banadiri Human Rights Org Dr. Abdulkadir Sufi (muriidi goolf ) |