Wakiilo uruka Banadiri Human rights
Organization
oo la magacaabay
Kaddib markii la arkay howlaha ballaaran ee uu qabto
ururka Xuquuqda aadamiga ee
Banadiriga waxaa lagama maarmaan noqotay inla
magacaabo wakiillo firfircoon ee
ururka uga mas'uul ah dalalka Dunida.
Haddaba,iyadoo laga tusmo qaadanaayo arrintaas wuxuu
gu'doomiyaha uruka uu
magacaabay wakiillo wadannadda ama Dalalka kala ah
sida tan
Somali Banadiri Human Rights Organization
|
1 |
Mudane . Muriidi Abukar Mahdi |
WAKIIL Dalka Italia |
Telefoon nr. 00393391468942 |
|
|
2 |
Dr.iikar Bane Hadaad |
Wakiilka Dalka Yemen |
Telefoon nr. 00966264332336 |
|
|
3 |
Enj. Yusuf cali Cabdikariim |
Wakiil Dalk Yemen Aden |
|
|
|
4 |
Mohamed Nour A. osman |
Wakiil Dalka U.S.A. |
Telefoon nr. (619)6402400 |
|
Ayadoo la tixgalinaayo waya araknimadoda ka dib wada hadalkii iyo
tusmooyinkooda
waxtarka u leh Qowmiyadda ay
nagu soo wargaliyeen. Baritaan Dheer ka dib waxaa nala
gudbonaty in ay u qalmaan
masuuliyadda lo dhibay ayado laga sugaayo wax qabad iyo horumar cusub.
Wabilaahi towfiiq
Dr.Cabdulkadir Xaaji Sufi ( Muriidi golf )
Gu'doomiyaha SBHRO.