Magacaygu waa Ahmed H.Mire waxaan ku dhashay magaalada Hargeysa 25/07/1972. waxaan ku barbaaray Mogdisha(xamar), Waxbarasha Uulo (birimo) ilaa founfour waxaan ku dhameystay isla muqdisho. Caruur nimadii waxaan jeclaa kubada cagta iyo dabaasha waxaan subax walba oo jimce ah sagaalka subax nimi tagi jiray xeebta liido. caruurnimadeyda waxaan jeclaa mustaqbalka in aan barto sida looduuliyo Miiga.Waxaan jamacada ka dhigtay Pakistan BCS. School of Business and commerce. Rawalpindi, Pakistan . affiliate Preston University . Imika waxaan ku noolahay dalka Mareykanka Anigu. email [email protected].
Hosted by www.Geocities.ws

1