Maahmaahyo 1.Balandaro waa diindaro. 2.Beentaada hore runtaada danbe ayey waxyeeshaa. 3.Bir geed maagooyso hadaan haaf geed biirtaageerayn. 4.Tukulish timir gaariwaayey xaraar waayee ayuu yiraah. 5.Jini waliba miirkiisa waa qabaa. 6.Xaglolaaban xoolo kuma yimaadaan. 7.Dan waa seeto ducaale suldaan. 8.Duqsiga dantiisu qurunka ugu jiraa. 9.Doqoni qiiqa kama kacdo ee damankay meerisaa. 10. Sibiq sibiqdaada mooye dhuldhacaaga hubso. 11.Shinbiri waxay duusho risaqeedu dhulkuu yaalaa.12.Ciirladaadsh caano beelbaa xiga. 13.Cimrigaa oo dhararaa geeldhalaaya waa kutusaa. 14.Gowso tuugeed iyo gowso macsiyeed ninba intuu galaa laga gudaa. 15.Geeljire geela wuu wada jiraa wuuna kala jiraa . 16.Labo qaawan isma qaado . 17.Luuq luuqmarow laasim laami aaku dhacaa. 18.Maamulxumo iyo cadaalad xumo, midna lama maciin sado. 19.Mukulaamilinkeeda joogta miciyo libaax ay leedahay. 20.Mar idage Alle hadago marlabaad i dage anaa is dagay Nin daad qaaday xunbo cuskay. 21.Nimaan shaqaysanin shaax waka xaaraan. 22.Ninna caadadii mabaajo bahalna cayriin madaayo. 23.Nin xil qaaday eed qaad. 24.Waan baahanahay loomo baqtyi cuno. 25Wax rag kaa galay rako kaagal. 26.Haddii dagdagsiinyo doorleedahay kaadisiinyana kiish lacag bayleedahay. 27.Haddii laku sheego waalays sheelaa ,haddii lagu sheelana waa lays sheegaa. 28.Habar fadhida lagdin lafudud. 29.Hadal waa margi nina si u yiri ninna si u qaaday. 30.Anyax tag eelna reeb. 31.Anyax baa idub tay Abdele yoonisna deendoondooniyaa . 32.Amar dowlo mudeec ninka diida dabaal. 33.Ilko wadajir bay wax ku gooyaan. 34. Ubaxu intuu cusub yahuu udgoon yahay. 35.Caano daatay ciir la'aan baa xigta. 36.Miraalaha hortiibaa guryaha la iska moosaaye. 37.Maroodigu tagartasaaran ma'arkee maroodigakale tisuu arkaa. 28.Nin daad khaaday xunbo cuskay. Murti 1.Iska hadle inan igarle. 2.Fariin waa qaan. 3.Fule hooyadii matgablanto. 4.War indhaa dhaam . 5.Badow sanidaa bariisna cuntaye. 6.Oday abka dhow. 7.Hadal badan danbaa dhaanta. 8.Baruurbaa baruuro qurmisa. 9.Hadal intuu uurkaaga kujiruu amaantaa yahay. 10. Anyax tag eelna reeb 11.Bidaari sibiq bay kugu gashaa. 12.Beentaada hore runtaada danbey waxyeeshaa.
Hosted by www.Geocities.ws

1