| Waxaa magacayga la
yidhaahda Nur Mohammed Mo'allim Khalif kuna magac dheer Nurganey . Waxaan ku dhashay magaalada Marka . Waxan ku barbaaray magaalada Marka cadeey halkaas oo aan ka bilaabay waxbarashada dugsiga hoose ilaa aan ku dhameeyay waxbarasha dugsiga hoose ka dib waxaan u soo wareegay magaalada muqdisho. Ka dib waxan imid dalka India waxan ka bilaabay waxbarashada heerka jaamacadeed magaalada Hisar waxana ka dhameystay Bachelor of Science (Agriculture). Waxaan ahay qof xiseeya ciyaaraha,akhrinta novelska iyo magazineska iyo dhaqanka/taariikh Soomaaliyeed. Fadlan wixii aad hayso ee talo iyo tusaaleba ah adigoo mahadsan igala soo xidhiidh E-mailkan :- [email protected] OR idaajaa@yahoo.com[email protected] |
![]() |
![]() |
|