;Halyayga Nool Yusuf Dheere M.Sugaal
Gabayadii Halyayga'
1= Utima sheeg

2=Fadaa iga galbeedow

3=Sax ubishaaraysta

4=Dhoodaan Kasiyo maagii

5=War gubtaanyo

6=Warkii Xero Malayko

7=Dhambaal alle
,
WSLF History,
    Click Here
Somali History
Click here
                                                            Welcome to the living Legend website
Leave messages and get response back Disclaimer.
This site does not support any group or network and is only for educational and historical purposes. If you have any comments about this site please do not hesitate to contact us.
(C)all rights reservered.

Shabaqadani kama tirsana xisbi ama kooxaha kala duwan ee kasoo horjeeda dimuqraadiya aadmiga ama kooxaha arga-gaxisada wada.Waana shabaqad madax banaan oo taariikhi ah.
Photo Gallery
Interview with the legend
click
Kusoo dhawaada shabaqada Halyayga Nool ee Yuusuf Dheere Maxamed Sugaal.
                                 www.yusufdheerewslf.com

Video of the WSLF war in 1977  
 
        

Kusoo dhawaada shabaqada Halyayga Nool ee Yuusuf Dheere Maxamed Sugaal.
Shabaqadani waxaanu ku xusnay nolosha Halyayga and Taariikhda halgankii Hobaysnaa ee Gobonimadoonka Soomaali Galbeed ee 1977-1979, Iyo Xaalada Qadiyada Maanta ee Dhulkeena iyo dadkeena Somaliyeed dhamaantood ay ku jirto.

Anagu waxaan nahay Shabaqad Madax Banaan, oo ka xor ah kuli xisbi iyo Jabhadaha jira maanta meel walba hajoogeene.

Inagoo uun uga jeedna Taariikh ahaan, Waxaan Ku xusaynaa shabaqadan, Dhammaan Jabhada Xoraynta Soomaali Galbeed (WSLF) iyo Naftood hureyaashii Soomaaliyeed oodhan ee ku dhintay dagaalkii 1977-79.

Halyay/Abwaan Yuusuf Dheere Wuxuu ahaa Dabshidihii iyo Taliyihii JXSG ama WSLF.

Jagoonyin kala duwan oo sare kasoo qabtay dalka soomaaliya illaa iyo sanadkii  1989, oo ahay sanadkii uu kasoo goostay dowlada soomaaliya markii uu u adkaysan waayay, Xukuumadii kali taliska ahayd ee Marxuun Madaxwayne M.Siyaad Barre.
Waa ninkuu ku hal-qabsaday Macallin Dhoodaan markii uu lahaa gabaygiisii Daba'ala dhexdiidsa "Maansada dhulkii daraf ka daraf Yuusuf kaga daalay"
Halyaygu waxuu ku nool yahay dalka Ingriiska. Kamana tirsana Jabhad ama xisbitoona.

Gabayadiisii Caanka ahaana ee Gobanimo doonka ama Taariikhiga ahaana waadnaga  helaysaan.

Ilaahay Waxaanu Kabaryaynaa inuu unaxariisto kuli dhamaan Naftood huriyayaashii  soomaaliyeed ee u dhintay xoriyada Qaaliga ah ee Soomaaliyeed. Waxaana Hadana Illaahay kabaryaynaa inuu Unaxariisto dhamaan dadkii Kudhintay  Dagaalladii sokeeye ee dalkeena iyo inuu ilaahay noo dambi dhaafo, danbiyadii dadwaynaha  soomaaliyeed laga galay dhammaan, iyo in aan ka aqli qaadano dhibaatadii aanu isu gaysanay oo aan Dowlad Nabad iyo Dimuqraadi ah noo dhalato. Aamiin.

 
Fariin gaar ah waxaan udiraynaa dhamaan naftood huriyaashii wslf meelwalba oo ay joogaan maanta,
"Fadaa iga Galbeedow, dhacabkii idinma illaawin, Qalbigaad ku taalaan"

View Guestbook
Sign Guestbook
  1  
Hosted by www.Geocities.ws

1